Masuuliyiin ka socday Wasaarada Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare ee Jubaland oo magaalada Baardheere u jooga qaadidda imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada sare ee guud ahaan dalka ayaa maanta Ardayda iyo maamulada iskuullada magaalada Baardheere la dardaarmay.Masuuliyiinta ayaa maamulada iyo Ardayda ku dhiirigaliyay ku dadaalida iyo ilaalinta nidaamka imtixaanka dhawaan bilaan doono iyagoona sidoo kale kormeer ku tagay dhamaan iskuullada magaalada Baardheere ee gobalka Gedo.
Midsomtv